Waxaanu Si Buuxda U Qaadanay Una Ajiibnay Gogoshii Nabadda Ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro) Codka Laysku raacay Guddida qabanqaabada shirka nabadda Ceerigaabo iyaga oo ku guda jira kulmadii beelaha dega degmada Ceerigaabo, ayaa beelweynta Habarjoonis Bari iyo bah-wadaagteedu iska xuleen 61 xubnood oo isugu jira salaadiin (Isamo), cuqaal, waxgarad iyo nin garbood. Fadhigii kowaad ee guddida la saaray ayaa qabsoomay maanta 28 September 2025, waxaana cod gacantaag ah lagu meel mariyey ajande ka koobaan saddex qodob oo kala ah: 1. Waxaa dhammaan laysku raacay in la ajiibo lana qaato nabadda iyo gogosha madaxweyne Cabdiraxaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) dhigay degmada Ceerigaabo. 2. In beelweynta Warsangeli si nabad iyo derisnimo ku jirto lagula xaalo. 3. In wixii farsamo ah loo saaro guddi koobaan Kulanka waxaa ka muuqday in beelweynta Habaryoonis Bari iyo bahwadaagteedu ay diyaar u yihiin dhib kasta oo la kala tirsanaayo in lagu dhameeyo xal nabadeed. Kulank…
Visitors Online
Links
Araweelo News | Baki Press | Berbera News | Berbera Press | Boorama News | Burco Online | Caynaba News | Farshaxan Foore | Gabiley News | Gabooyelive News | Geeska New | Haatuf News | Hadhwanaag News | HarowoNews | Hoyga Suugaanta | Jamhuuriya News | Long Live Somaliland | Ogaal News | Oodwayne News | Qorulugud News | Radio Somaliland | Samotalis News | Somaliland Info | Somaliland Gov | Somaliland Patriots | Timacade News | Togaherer News | Togdheer News | TVSomaliland Europe | Waaheen NewsWaayeel | Wargayska Dawan





