Magaalada ๐๐จ๐ง๐๐จ๐ง ee dalka ๐๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ayaa lagu soo gabagabeeyey Toddobaadka Dhaqanka iyo Suugaanta ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐ค ๐ ๐๐ฌ๐ญ๐ข๐ฏ๐๐ฅ ๐๐๐๐.
๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ayaa taageeraysay hayโadda ๐๐๐ฒ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐ซ๐ญ๐ฌ & ๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ tan iyo markii la aasaasay ilaa maanta.
Taageeradani waxay qayb ka tahay doorkeeda dhiirrigelinta hal-abuurka, ilaalinta dhaqanka iyo xoojinta xidhiidhka bulshada Soomaalida ee daafaha caalamka.
Halkan.ka daawo warka xafladaasi oo faah faahsan guji halkani
#Dahabshiil #SomaliWeekFestival2026 #KaydSomaliArtsAndCulture #SomaliCulture





