Madaxwaynaha hadalkiisii calamkii wada gaadh dawlado waawayni hanti ku bixiye in hadalkiisa la dilo, qaylo isla oog satay muslim iyo gaal.
Madaxwaynuhu haduunu waxba garanayn qof qarankiisa dunida gayn kara ahayn maxaa loo wada qaylinayaa cadawgii soomaaliland oo dawlada leh naftii ka qaaday, miyay iskaba aamusan ilayn qof aan waxba ogayn baa hadlee.
Xaqiiqdu se waxay tahay madaxwaynu safarkiisa iyo hadalkiisuba hurdo u diiday dawlado waawayn.
Siduu qaranku dunida kaga iibsamayo waa siduu madaxwayna hayagu u arko, maaha sida uu arko qof shaqsiyi cadan iyo madaw ku doono ha noqdee.
Qolyaha reer soomaaliland “daqiiqad ku diblomasiga” ee safarka madaxwaynaha xumaanta la daba taagan cidaad duraysaan iyo cidad difaacaysan kala garanba mayne iska nasta.
Madaxwaynuha Guul baan u Rajaynaya Soomaaliland guul leh.
Ma ihi dadkan siyaasada ku bartay facebook waxaan ahay nin guri siyaasi ku soo koray isna siyaasada kuba dhashoo shaqadaa socotaa waa guul soomaaliland mahadain doonto.
Siyaasada barta.
Ayàanle Boobe Yuusuf





