XASAN SHIIKH ADOWGAY DOOLLI DILAY DAD NOOL MUU KU DAAHAA.

Xasan gurguurte sidii uu muuse biixi waraaqaha uga saxeexdayba wuu waallaa, intuu cabdirahman cirro xilka qabtayna maryuhuu dhigtay waxa lala dheelay ciyaar cajiib ah.
Waqtigan oo ay s/Land aqoonsi caalamiya helaysona wuxuu taaganyay cimrigaaga oo raagay geel dhalayna waa ku tusaa NO!!!!, Waxay ku nool yihiin khiyaali xiqdi iyo bukhli damiirkoodu wuu dhintay waayo xamar waxa madaxweyne ka ah afar sarkaal oo ajaaniib ah kuwaas oo jooga xalane afartaas sarkaal hadday ka tagaan amnigoodu maalin keliya ayuu ku baaba”ayaa hadday damiir muslin leeyihiin soomay hadal qaadeen Somaliland.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.






