Sadex Dhalinyaro ah iyo afar askari ayaa ku Dhawaacmay Caawa Isku soobax Dhalinyaradu Ku taageeraysay Go, aamadii ay ku Dhawaaqeen Xisbiyada Mucaaridku
Ciidanka Booliska ayaa Rasaas u adeegsaday si ay u Kala dareeriyaan dhalinyaradan taasina waxay sababtay in laba dhalinyaro ahi ku dhaawacmaan Kuwaasoo lagu daweynayo Cisbitaalkaa Guud ee Burco,halka Afar Askari oo la sheegay inay ku dhawaacmeen iyaguna lagu daweynayo Cisbitalka. Sida dhakhaatiirta Caafimaadku u Xaqiijiyeen Saabtv.
Mid Ka mida Dhalinyarada dhaawacantay ayaa la sheegayaa inuu Culus yahay dhaawiciisu.
Balse hada xaaladu way degan tahay’
May be an image of standing and road