” 7 cajaayib ” .
1 Ganacsigu wuu badan yahey laakiin iibku ma badna.
2 Masaajidadu way badan yihiin laakiin cabsidu ma badna.
3 Dhakhtaradu waa badan yihiin laakiin dawadu ma badna.
4 Dadku wuu badan yahey laakiin is haleelku ma badna.
5 Tacliintu waa badan tahey laakiin aqoontu ma badna.
6 xooluhu waa badan yihiin laakiin nacfigoodu ma badna.
7 ugu danbyn madaxdu waa badan tahey laakiin waxtarkoodu ma badna.
Waxa Qoray:Xildhibaan Guruuje