Siyaasi Cabdiraxmaan Saleebaan Xaashi (Cabdi Baradhe) oo ka tirsanaa Xisbiga Kulmiye ayaa iska casilay xisbigaasi isla markaana ku biiray Xisbiga Waddani.
Masuuliyiinta xisbiga ayaa ku qaabilay xafiiska xisbiga ee Boorama.