Gudomiye xigeenkii Degmada Qoryaale ee Gobolka Togdheer Xasan Caydid Jamac ayaa maanta si rasmi ugu biiray Xisbiga WADDANI

Gudomiye Xirsi ,Xildhibaano iyo Masuuliyin kale ayaa soo dhaweyay.