DIFAACA DALKA SHICIBKA IYO GANACSATADU HAW DIYAARGAROOBAAN.

Sida u caadada ah xasan shiikh markay s/land wax u kordhaan wuxuu dagaallo dhiig ku daato uu ka huriyaa laascaanood aagga Buuhoodlle iyo sanaag beryahanbba wuxuu hub iyo ciidan xad dhaaf ah ayuu ku soo gurayay si uu ugu carqaladeeyo geeddi socodka aqoonsiga s/lanad ee halloo diyaargaroobo shicib iyo dawladba.

Shicibka S/lanad gaar ahaan guurtida iyo wakiillada, wasiirrada iyo ganacsatadu waa inay fadhiga ka sii kacaan oo ay kaalintooda buuxiyaan waa isku daygii ugu cuslaa oo lagu wado ceerigaabo.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.