
XASAN SHIIKH WAXA UU U BAAHANYAY BALACD IYO JAWHAR INUU KA BEERO BADAR IYO GALEY OO UU BAABUURTA SAARO BAKAARAHA GEEYO BEECWEEYE YIDHAAHDO.
Xasan intii uu xukunka xamar hayay wuxuu ku jiray dagaallo dhiig badani uu ku daatay kismaayo ilaa gobalada dhexe iyo laascaanood oo ku taal s/Land,markii aan dersay odaygu waxa u fiican inuu faraha kala baxo fidmada soomaalida oo uu beerihiisii fasho balcad iyo jawhar Waayo ciyaala reer xamar firdhiyoo kale ahi waxba uga tarimaayaan laascaanood IWM.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





