
CULIMADU INAY QABYAALADDIA GASHO MAYNAAN FILAYN WAYSE CADDAYSTEEN QAARKOOD SHIBILI IYO UMAL OO MADAXA IWM
Culimadu waa maskabka ugu sarreeya ee dadka muslimka ah waxay leeyihiin maamuus gaar ah oo uu inna faray rasuulkeenii suubbanaa maxamad SCW waxa waqtiyo badan aynu maqlnaa qaar ka midi iyagoo si qabiil ah u dagaallamaya inay il gaar ah ku soo eegaan jamhuuriyadda Somaliland ama ay toos ula dagaallamaan iyagoo shaadhkii diinta xidhan sida culimada daaroodka u badan ee Nairobi joogta ee ay ka mid yihiin UMAL, SHIBLI, IDIRIS, IWM. waxaan leeyay waar ilaahay ka cabsada oo sharafta diinta ilaaliya oo ka baxa casrujaahiliga iyo caaddifadda qabiilka.
Nimankaas kooxda ah waxa ku dhacday shaabad culus oo ay maanta arkaan culimadii soomaaliyeed ee ku tiirsan lahayd waalla yaabanyay wadaaddo caaddifad qabiil ay diintii dhaafisay, waxaan leeyay guruubka UMAL iyo SHIBILI waar toobadkeena oo gefka ka soo noqda, dadka xaal siiya oo ilaahay cafis weydiista, kana baxa dagaalka aad kula jirtaan jamhuuriyadda Somaliland intaan xaqa ilaahay idin qaban.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





