Kulankuu uu shalay la yeeshay madaxweynaha dalalka Israel iyo wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Maraykanku ayaa isna ahaa mid taariikhi ah iyo sidoo kale shirka ganacsiga aduunka oo uu xagaasi ka hadlay madaxweynahu oo ahayd markii u horaysay ee ay Somaliland ka qayb gasho shiekadi oo sanad walba ka dhacayaybdalkaasi Switzerland tan iyo 1971’kii.
Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi waa shaqsi ay sidoo kale shicibkiisu ay ku taageersanyihiin dhaq dhaqaaqyada diblomaasiyadeed ee uu dunida ku dhex qaadaayo ee uu ugu adeegaayo dadkiis iyo dalkiisa

















