Hadii Habargidir aanu xisaabtano ma laga yaabaa in aanu daalac ku yeelano bal daawo Odaygan Dhulbahante oo u jawaabaaya odayadii Habargidir ee ka dhiidhiyay xasuuqii foosha xumaaa ee beesha Fuqishini loogu gaystay deegaanka Adhicadeeye