Turjimaanid Heshiis Ay Shalay Oo Taariikh-du Ahayd 10/07/2026 Wadda Galeen Al-Shababland Iyo Masar.
“๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ก๐ข๐ซ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ: ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐ฎ๐ ๐ ๐๐ก๐ข๐ ๐๐ง ๐๐๐ก๐๐ฒ?
Golaha Wasiiradda ee Muqdisho ayaa shalay oo taariikhdu hayd 09-07-2026 ansixiyey Heshiis-is-fagarad oo ay kala saxeexdeen Soomaaliya iyo Masar (๐ญ๐ก๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐โ๐๐ ๐ฒ๐ฉ๐ญ ๐๐๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ฆ๐ ๐๐ซ๐๐ง๐ฌ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ซ๐ญ๐ฌ ๐๐จ๐). Sida labada dhinac sheegeen heshiiskani waxa uu ku saabsan yahay maamulka badda iyo gaadiidka mara, horumarinta dekedaha, tababarro farsamo la iswayraadsado.
Heshiisku waxa uu u muuqdaa in uu yahay mid ganacsi iyo farsamo (๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐ง๐ ๐ญ๐๐๐ก๐ง๐ข๐๐๐ฅ). Hase yeeshee, marka aad u fiirsato waxa kuu soo baxaya in ujeeddada laga leeyahay ay ka ballaadhan tahay, lana doonayo in Somaliland la saaro culays diblumaasi iyo mid siyaadeed ee lagu hor istaaggayo danaha Istiraatiijayadeed ee Somaliland (๐๐ญ๐ซ๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ ๐๐ซ๐๐ฌ๐ฌ๐ฎ๐ซ๐).
Heshiiskan MOU-da ahi waxa uu keeni karaa:
๐. ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐๐ ๐ ๐๐ซ๐จ-๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ (๐๐๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ฆ๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐๐๐ซ๐๐ง๐๐): Heshiiskan waa isku day kale oo xukuumadda Muqdisho ku doonayso in ay ku soo faro-galiso biyaha badda, xeebaha, dekedaha iyo khayraadka badda ee Somaliland leedahay iyada oo adeegsanaysa waddamo kale. Waxa jiray heshiis hore oo ay Soomaaliya la gashay Turkiga ee loogu magac daray ๐๐ข๐๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ (๐๐ฎฬ๐ซ๐ค๐ข๐ฒ๐โ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ฆ๐ ๐๐๐๐๐ง๐ฌ๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ ๐ซ๐๐๐ฆ๐๐ง๐ญ), sida muuqatana labada heshiis waa isku ujeeddo.
๐. ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐๐จ๐๐๐ ๐๐๐ค๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ๐: Masar iyo Turkey-ga oo cadow ku ah jiritaanka Somaliland waxa ay doonayaan in ay wiiqaan ganacsiga ka socda Dekedda Berbera oo halbowle u ah dhaqaalaha Somaliland.
๐. ๐๐๐ซ๐ญ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐ (๐๐ญ๐ซ๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐๐ญ๐ข๐ญ๐จ๐ง): Heshiiskani wuxuu qayb ka yahay tartanka sii xoogaysanaya ee ka jira Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed oo ah marin istiraatiiji ah oo saamayn wayn ku leh ganacsiga aduunka, Somaliland-na ay kaga taalla goob istiraatiiji ah oo saamayn wayn ku leh.
๐. ๐๐ข๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ง๐๐ก๐ ๐๐ฌ๐๐๐ก๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ง๐ค๐ ๐๐ก ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐: Isbahaysigan oo ka kooban Somaliya, Turkey-ga, Masar iyo waddamo kale ayaa ujeeddada ugu wayna ee ay u socdaan ay tahay in Somaliland goโdoon la galiyo gaar ahaan dhinaca badda si culays loo saaro xeebaha iyo dekedaha Somaliland leedahay.
Jawaabta Somaliland ay kaga jawaabayso waa in uu noqdaa adkaynta, isla markaana ay xoojiso xidhiidhka diblumaasi iyo iskaashiga ay la leedahay ๐๐ฌ๐ซ๐๐๐ฅ, ๐๐๐, ๐๐ญ๐ก๐ข๐จ๐ฉ๐ข๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐๐๐ฆ๐๐๐ ๐ค๐๐ฅ๐ ee ay saaxiibada yihiin, awooddana la saaro sidii looga gaashaaman lahaa duulaanada kala duwan ee dalkeenna ku socda.”





