Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa goordhawayd loo soortay Muuse Xaaji Cabdi Ducaale oo ka tirsanaa golaha guurtida.