๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐๐ฒ-๐ ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ง๐ญ๐: ๐๐ก๐๐ญ๐๐ซ ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐๐ง ๐๐๐ก๐๐ฒ ๐ข๐ง๐๐ฒ ๐ฎ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ-๐ ๐๐ซ๐จ๐ฐ๐๐จ:
Wararka sheegaya in diyaarado dagaal oo Turkey-gu leeyahay, ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐๐ง ๐ง๐จ๐จ๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฒ๐๐ช๐๐๐ง ๐ -๐๐, ay duqaymo ka geysteen goobo u dhow ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ก๐๐๐จ dhawaan. Waa dhacdo aan la dhayalsan karin oo muujinaysa in Turkey-gu bilaabay ๐ข๐ง ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ข ๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐ง ๐ฎ ๐๐๐๐๐ ๐ฌ๐๐๐จ ๐๐ฐ๐จ๐จ๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐ญ๐๐ซ๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ ๐ ๐๐๐๐ก๐จ ๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ ๐ฅ๐๐๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐.
In kasta oo Baydhabo ay tahay magaalo ku taalla Soomaaliya, kana baxsan xuduudaha Somaliland, haddana, marka aad u fiirsato hanjabaaddii iyo hadalladii adkaa ee ka soo baxay madaxda Turkiga tan-iyo-markii ay ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฌ๐ซ๐๐๐ฅ ๐๐ฒ ๐ข๐ฌ๐ฐ๐๐ฒ๐๐๐๐ซ๐ฌ๐๐๐๐๐ง ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐, ๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐. Sidoo kalena, marka aad u fiirsato dhaq-dhaqaaqyada is-daba jooga ah ee Turkey-gu ka wado Somaliya waxa kuu soo baxaysa in ay lagama maarmaan tahay in bulshada Somaliland ay si qoto dheer u fahanto ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฒ ๐ฑ๐๐ฆ๐๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐๐๐ ๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐๐ฒ-๐ ๐ฎ ๐ช๐๐๐๐๐ฒ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐.
Duqaynta milatary ee maanta ay gaysteen diyaaradaha Turkey-gu waxa ay tusaysaa Somaliland in arrintu aanay ku koobnaan doonin Baydhabo oo keli ah, ๐๐๐ฅ๐ฌ๐ ๐๐ฒ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐ค๐ก๐๐ญ๐๐ซ ๐๐ฆ๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐ก๐จ๐ซ ๐ข๐ฆ๐๐ง ๐ค๐๐ซ๐ญ๐ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข ๐ฐ๐๐ฅ๐๐.
Muddo dheer, Turkey-gu waxa uu ina maqashiinayey in siyaasaddiisa Geeska Afrika tahay mid ku dhisan islaamnimo, walaalnimo, gacan-qabasho , iyo isku soo dhawayn diblumaasiyadeed ee dhinacyada gobolka. ๐๐๐ฅ๐ฌ๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐๐ฑ๐๐๐ฒ ๐ข๐ง ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ ๐ ๐ฎ๐๐๐๐ฒ ๐ฑ๐๐ฒ๐ง๐๐๐๐๐ค๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฎ๐ฎ ๐ ๐จโ๐๐๐ง๐ฌ๐๐๐๐ฒ ๐ข๐ง ๐ฎ๐ฎ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐จ ๐๐ฐ๐จ๐จ๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง.
Arrintani waxa ay ku khasbaysaa Somaliland in ay yeelato ๐๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ ๐ง๐๐๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐๐ฑ๐๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ก, ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ-๐ ๐๐ซ๐จ๐ฐ ๐ช๐๐ซ๐๐ง, ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ-๐๐ฎ๐ฎ๐๐ง๐ข ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ง๐๐ก๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐๐ฒ. Sidoo kalena, ay u diyaar garowdo duullaan kaga iman kara wadamadda cadowga u ah ee ka soo horjeeda qaddiyaddeeda iyo madax-bannaanideeda.
Masโuuliyadda hawshani waxa ay saaran tahay ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐, ๐๐ข๐ฌ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐, ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐, ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐๐ก๐๐ง๐ค๐, ๐ข๐ง๐๐ก๐๐๐ซ-๐ ๐๐ซ๐๐๐ค๐, ๐ก๐๐ฅ๐๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐ง ๐ช๐๐ฒ๐๐๐ก๐ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ง ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, taasi oo ah: in si mideysan loogu diyaar garoobo khatarta istiraatiijiyadeed iyo amni ee ka iman karta siyaasadda Dawladda Turkey-ga ka waddo Gobolkan Geeska Africa ee aynu ku naallo.
Dr. Abdiweli Abdillahi Soufi





