Muuqaalkani waa Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo caleemasaaraaya Boqor Badmadow oo ka soo jeeda gobolka Gabiilay isla markaana ah Habar Magaado.
Taasi oo uu Boqor Buurmadow arinkaasi uu ka cadhooday sababtayna in uu soo ciyaarsiiyo Boqor Dhuux baraar oo habar Xabuusheed ahaa uu boqorku ku doodaayo in uu ahaan jiray boqor Isaaq ka hor saldanada hada ee Somaliland ee uu hada hogaaminaayo suldaan Daauud oo ilaa hada fahmilaha halka uu kala qaaday boqorka Afrika boqor Buurmadow oo mudaba weerar ku hayay saldanda faca weyn ee hada uu hayo suldaan Daauud suldaan Maxamed suldaan Cabdilqaadir.






