Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Amb Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa qaabilay, Aqoonyahanka, Dhallinyaradda iyo Siyaasiyiinta Gobolka Awdal,kuwaas oo hambalyo,salaan iyo duco ugu yimi.

Musharrax Madaxweyne ku-xigeen Amb Maxamed Cali ayaa uga mahadnaqay sidii ay hiil iyo hoodaba ugu garab istaageen Musharraxiinta Xisbiga wakhtigii doorashooyinka.