Boorama habeenadii u danbeyay waxaa faro ba’an ku haya Ayax”Kabarjaan”🦗kaasi sobobay in meherado badan la xidho.
Caawan uu kasii badan yahay Habeenadii hore.
Halkani waa mid ka mida meheradaha Boorama oo loo xidhay Ayax dartii🦗