Hargeysa, Qaran news)-Gudoomiyaha gudiga beelaha Garxajis Axmed Cismaan Caddegude ayaa soo dhaweeyay go’aamadii shalay ka soo baxay shirkii beelaha Habarjeclo ugu soo dhamaaday magaalada Burco.
Waxa uu hanbalyeeyay shirkaasi waxa uu sidoo kale ku booriyay beelaha Dhulbahante in ay iyana ay baaqaasi soo dhaweeyaan oo ay soo saaraan baaq la mid ah kaasi oo kale oo khuseeya nabada iyo daris wanaaga.
Sidookale waxa hadalkaasi suldaan caddegude taageeray oo daba istaagay suldaanka guud Suldaan Suldaan Cali Madar