Odayaasha , siyaasiyiinta iyo dhalinyarada beesha ( 𝗥𝗲𝗲𝗿 𝗫𝗮𝗮𝗱 – 𝗝𝗶𝗯𝗿𝗶𝗶𝗹 𝗔𝗯𝗼𝗸𝗼𝗿 ) ayaa kulan la yeeshay musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro .
Beeshan waxay cadeysay inay taageeradeeda la garab istaagi doonto xisbiga Mucaarida ah ee WADDANI .
Siyaasiyiin ay ka mid yahiin Kominshineer Hore Kaltuun iyo Wasiir hore Shuceyb Maxamed Muuse ayaa hor kacaayey beeshan isbedel doonta cududeeda ku biirisay