Hargeysa(Qaran news)-Eedaysane Maxamed Farxaan Jamac oo ahaa darewalkii waday baaburkii jiidhay ilmaha yar 9 jirka ayaa laga soo qabtay Magaaada Burco kadib markii baxsaday isla habeen hore .

CIidanaka boolisku waxay sheegeen inay hore uxidheen baaburkii shilka gaystay.

Ciidanka booliska ayaa sheegay inay sidoo kale inay ku daba-jireen koox dhalinyaro ah oo la socotay eesaysanaha markii shikku dhacay .

Hawlgal qaatay mudo 24 sacadood ah ayaa lagu soo qabtay eedaysanaha iyo baaburkii ui watay , waxaa arinkaasi loo xidhay in ka ka badan 300 gaadiid ah.