Madaxweyne Cirro iyo madaxweynahii hore ee Somaliland Dahir Rayaale Kaahin

Madaxweyne Cirro iyo madaxweynahii hore ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi

 

Madaxweyne Cirro iyo gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye

Gudoomiyaha xisbiga Muxaafidka ah ee WADDANI Dhexda gudoomiyaha mucaaridka ah ee Kulmiye dhanka midig gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Kaah.

Sadex Madaxweyne ku-xigeen ee hore

Gudoomiyaha golaha wakiildda Somaliland

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland

 

Waxa caawa madaxweynaha Somaliland uu qaabilay dhamaan madaxda qaranka iyo madaxweynayaashii hore iyo ku xigeenadoodii iyo xisbiyada mucaaridka iyaga oo soo dhaweeyay aqoonsiga ay dawladda Israel ay siisay Somaliland.

Caawa waa habayn taariikhi ah