Magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal ayaa caawa aad looga xusay xuska 18ka may oo ah maalin qiime weyn ugu fadhida shicibka reer Somaliland.

Xuska 18ka may ayaa caawa laga xusayaa dhamaan gobolda Somaliland oo dhan oo ay ku jiraan Sool Sanaag marka laga reebo magaalooyin dhowr ah oo ku yaala bariga Sool oyo sidoo kale bariga Sanaag.

 

La soco warbixino ku saabsan xiska 18 May