Hargeisa,(Qaran news)- news)-Cabdicasiis Xirsi Warsame oo ahaa xubintii gudiga doorashooyinka qaranka ee xisbiga WADDANI soo magacaabay ayaa maanta si rasmi ah isaga casilay. Xilkaasi.
Cabdicasiis Xirsi Warsame ayey is khilaafsanaayeen muddaba komishanka doorashooyinka. Iyadoo madaxweynuhuna hore ugu diray golaha Wakiillada inay goโaan ka gaadhaan, hase ahaatee Golaha Wakiillada cod ku meelmariyay in lagu celiyo shaqadiisii.
Cabdicasiis Xirsi Warsame ayaa qoraalkiisa is casilaada ahaa uu maanta u gudbiyay xisbiga Waddani waxa uu ku sababeeyay in aan dadka doorasha diidka ah ayna mar marsiiyo uga dhigan.
Arinkani is casilaada Cabdicasiis Xirsi Warsame waxa ay dhabada u xaadhi doontaa in ay dalka ka qabsoonto doorasho wakhtigeedii ku qabsoonta