Ururka Horseed ee gudoomiyaha u ahaa Cabdilaahi Darawal ayaa gabi ahaanba ka hadhay u tartanka in uu ka mid noqdo asxaabta xisbiyada qaranka ee la filaayo in ay mar la qabsoonto doorashada madaxweynaha ee 13ka bisha November ee sanadkani.
Qoraal uu ururka horserd soo saaray oo ka.koobnaa laba bog waxa uu u dhignaa sidani hoos ku xusan