C/RISAAQ KHALIIF WUXUU TAAGANYAY NIMAAN HOY LAHAYN HABEENKII HARGEYSI MAXAY KU HAYSAA.

C/risaaq khaliif waalla buunbuuniyay intuu hargaysa joogay Waayo dalka looma eego ninku waa kuma ee waxa lagu qiimeeyaa meesha uu ka soo jeedo iyo damaciisa.

C/risaaq khaliif waa tusaale wanaagsan taariikhdiisu, wuxuu ahaa guddoomiyihii Wakiilada qaranka Somaliland, wixii uu ku dhaqmay way ogaayeen reer laascaanood inuu yahay qof aan meelna u dhaqaajin karayn way iska tuureen xaggaas garoowe ayuu u sii socday maanta.

C/risaaq, Laascaanood wuxuu ka noqday haddaad daad tahay beerta cali madaxay ma geli lahayd wax qiimo siyaasadeed ah oo u hadhay ma jiro.

MAHADSANID..
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.