Wararka ka soo baxaaya ciidamo ka mid ah ciidanka qaranka oo la sheegay in ay tageen buurta Gacanlibaax ayaa dad aanu la xidhiidhnay noo xaqiijiyeen in ciidamada qaranku ay ka laabteen deegaanka Go’da oo ay xagaasi tageen kor meer ku ahaayeen
Waxana ay ciidankaasi dib ugu laabteen deegaankii ay ka soo kicitimeen markii hore sida ay ilo wareedyada aanu la xidhiidhnay ay noo xaqiijiyeen.
Ilaa xaga xukumada iyo ta gobolka toona wax war ah oo arinkaasi ku saabsani kama uu soo bixin.
Dhanka kalana xildhibaan Xasan Ogaal oo laga soo doorto deegaankaasi ayaa warbaahinta u sheegay ciidankaasi oo wata saadkoodii ay dageen deegaanka Go’oda oo ay xagaasi ilaa hada ku suganyihiin