
Gawaadhi Tikniko ah iyo Ciidamo kasoo jeeda Sool Bari,gaar ahaan kooxda Firdhiye,ayaa ugalay Ciidamada Somaliland
Sadexdii Bilood ee lasoo dhaafay,waxaa Hargaysa dib ugu laabtay ku dhawaad 60-Qof oo iskugu jira Odoyaal iyo siyaasiyiin Sool Bari kasoo jeeda.
Sida muuqata,waxaa shaqeeyay qorshihii Maamulka Mw Cirro ee SL oo ahaa in dagaalka hoos loo dhigo oo waan-waan iyo xal wax lagu raadiyo.
Bilow wanaagsan iyo shaqo fiican oo la qabtay ayay noqonaysaa hawshan.
JQ.





