Wararka ka imanaaya dadka deegaanka Go’oda ayaa sheegaaya in ciidamadii dawlada ee daganaa aagaasi ay ka guureen maanta duhurkii.
Ma cada in ay ciidankaasi aag badasheen iyo in ay gabi ahaanba ka baxeen deegaanka, hase ahaatee waxa ay warar kale xaqiijinayaan in ay ciidamadaasi u guureen xaga magaalada Burco.
Ma jiraan warar rasmi ah oo ka soo baxay xaga xukuumadda oo ku saabsan ciidamadaasi