Abdullahi Jama Mohamed Waxa Hambalyayna Mo Farah oo tilmaamey inuu yahey ninka bedelaya Orodyahankii #Abdi_Bile_Abdi muddo ku dhow 40 sano ayuu saaxadda orodka caalamka ku soo celiyey Soomaalidda Abdulaahi Yare

Waan hambalyeyna wiilkaan adeerka u ahey. Abdulaahi yare wuu dedaaley. Waxuna noqon doona xidig caalamka ka sheegan. Ciyaaro kale ayuu dhowaan ordi doona. Alle haku guuleeyo aan u duceyno.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari