Dadweynaha Turkiga ayaa maanta u dareerey doorashada ugu muhiimsan taariikhdooda, iyaga oo dooranaya madaxweynaha iyo ku-xigeennadiisa, in ka badan 60 milyan oo ruux ayaa codaynaya.
Madaxweynaha muddada dheer xilka haya Erdogan iyo Kamaal Ooglo oo ugu xooggan mucaaridka ayuu dhexmarayaa loollanka ugu adag.
Madaxweye Erdoฤan ayaa codkiisa dhiibtay, Doorasho adag oo taariikhi ayaa ka socota Turkiga.