Sacuudi Carabiya, Yaman, Jordan, Qatar, Maldives, Kuwait, Urdun, Ciraaq, Indoniisiya, Bakistaan Shiinaha iyo maamulka Falastiiniyiinta
Jabuuti, Eratariya, Masar, Sudan, Liibiya Naajeeriya, Aljeeriya, Kaamoroos, Gaambiya.
Dalalkani ayaa markii horeba aan xidhii la.lahayn Somaliland sudoo kalena aan xidhiidh dhab ah lanlahayn dalka Israeli loomana arko in ay hor istaagi karaan aqoonsiga Somaliland iyo xidhiidhka fiican ee ka dhexeeya Somaliland iyo Israel
Dalalka caalmka oo ah 195 ayaa waxa aqoonsiga Somaliland kaa soo hor jeestay 21ka dal ee kor ku xusan waxana aamusan 174 dal oo badankoodu ay taageero buuxda u hayaan Somaliland






