“Dalka waxa ka jirta Hoogan xumo, Madaxaa ina go’an Madaxweyne Siilanyo wuxuu ku wareejiyay dal dadkiisu mid yahay oo aqoonsi raadinaya maanta wixiiba waa Zero, Xisbiga Kulmiye een ka tirsanaana wuu la ambaday Taladii dalka, Aniguna waan ka baxay.
Waxaan ugu baaqaya dadka Aqoonyahanka ah iyo dadka waxgaradka ah ee Somaliland inay dalka Badbaadiyaan Dalku burbur ayuu ku jiraa.”
Badhasabkii Hore ee gobolka Sanaag Eng. Maxamed Cilmi Huuno oo MMTV la hadlay Goor dhow la soco Waraysigas.
May be an image of 8 people and people standing