DAREENKA SHACABKA GUDMO BIYA CASS. KULMIYAA NA LAAYAY OO NALA DHACEY RASAAS BILAA SANQADHA DAD BADANINA WAA DHINTEY.

Gudmo Biyacass Way Hadashey. Ninkaasi xaqiiqda dalka ka jirta ayuu ka hadley. Waxuna cadeeyey in aaney xukumaddu dadka noloshooda masuliyadd iska saarin.

Dareenka uu ku hadley waa kii bulshadda degmadda Gudmo. Waxaan shacabka gudmo u sheegaya Xisbiga Waddani waa idinla dareen. Insha allaah isbedel baa iman. Idinkuna xukumadda waddani shacabka Somaliland wey u adeegi doonta.

Waadna ku mahadsan tihiin inaad is weydiseen Xisbiga kulmiye aad shaley doorateen inuu rasaas aan qarxeyn idinla dhacey oo ka mid tihiin. Kuwa Madaxweyne Muuse lahaa fartinaad Eedeen. Markaa samra card kana qaaata isbedelka tageera.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari