Dawladda Imaaraarka Carabta ayaa Gaadiid dagaal geysatay Jubbaland, halkaas oo dhawaan laga dhisayo saldhig Milateri oo ay yeelanayso Imaaraatka Carabta.Garoonka Diyaaradaha, Dekeda Kismaayo iyo dhulbaaxad weyn leh ayay Imaaraatku la wareegayaan oo Jubbaland ah.
Saldhiga Kismaayo ayaa qeyb ka noqonaya heshiiska guud ee Imaaraatka ay kula wareegeen Malafka Amniga ee Soomaaliya.
Dalka Imaaraadka ayaa 50 gaadhi oo Nooca Dagaalka loo isticmaalo ah siiyay Ahmed Madoobe oo…








