Maraykanka Oo Soo Saaray Qaabka arimaha socdaalka ee Somaliland iyo Somalia
La-talintii ugu dambeysay ee socdaalka Mareykanka ayaa Soomaaliya ku ilaalinaysa Heerka 4: Ha safrin, laakiin si cad ayuu u xusay:
Somaliland, waa ka jirta xasilooni iyo nabad kamana jiraan dhaq dhaqaaq argagixiso
Isla markaana, sharciga Maraykanka ee dhawaan la ansixiyay wuxuu farayaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda inay xafiis wakiil ah ka samaysato Hargeysa iyo inay abuurto la-talin safar oo u gaar ah Somaliland.








