Dawladda New Zealand oo ansixisay sharcigii ugu adkaa Abid ee lagula dagaalamo Sigaar cabbista & ka ganacsiga tubaakada.

Xeerkan oo maanta la ansixiyey ayaa dhigay in qof kasta oo dhashay wixii ka dambeeyey 2009 kii aan laga ogolaan doonin in uu iibsado Sigaar iyada oo la waydiin doono kaadhkiisa dhalashada.
Sidoo kale dawladda ayaa sannadkan soo socda gebi ahaanba yaraynaysaa goobaha ganacsi ee iibiya sigaarka Tafaariqda ah kaas oo loog gol lee yahay in hoos loogu dhigo dadka cabba Sigaarka.
Qofka jebiye xeerkan cusub ayaa lagu ganaaxi doonaa lacag dhan 95 kun oo Dollar.
New Zealand ayaa tallaabooyinkan ku tilmaana kuwo u baajin doona dad iyo maal badan oo sigaarki gallaafan jiray.
No photo description available.