Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta qaabilay isla markaana kulan gaar ah la qaatey Wakiilka Dawlada Ingiriis-ka u qaabilsan Somaliland 𝗜𝗹𝘆𝗮𝘀 𝗠𝗮𝗹𝗲𝗸 iyo safiir ku xigeenkiisa 𝗖𝗵𝗿𝗶𝘀𝗿𝗶𝗻𝗮 𝗧𝗼𝗲𝗽𝗲𝗹𝗹
Safiirka ayaa madaxweynaha cusub ee la doortey soo gaadhsiiyey dhanbaal hanbalyo ah oo uu ka sidey dawladiisa UK .
Kulankan waxaa madaxweynaha la doortey ku wehelinaayey madaxweyne ku xigeenkiisa iyo xoghayaha Guud ee xisbiga muxaafidka ah ee WADDANI









