DHALLINYARADA SOOMAALIDA EE XAMAR KA SOO QULQULAYAA MEEL LOO RAACO MA LAHA WAA HALIS MUUQATA.

Waqtigan waxa si habsami ah uga socda dalka maraykanka aqoonsigii Somaliland maalin maalmaha ka mida madaxweynuhu wuxuu tegaya maraykan.

Waddankeenna cadowgii soomaalidu geed dheer iyo mid gaabanbba wuu u fuulay inuu waxyeeleeyo isagoo adeegsanaya dad xun oo ay baahidu hoggaamiso waxay ku soo ququlayaan magaalooyinkeenii iyagoo baskoolado adeegsanaya, waa dhalinyaro qaarkood meel loo raaco aan lahayn oo xidhiidh la soo sameeyay dadkeenna haddaba arrinku maanta wuu culusyay waxaana waajib ah in cidhiidhi la geliyo si ay dalka uga baxaan, gaar ahaan hay’adaha amnigu waa inay soo helaan shebekadahan isku xidhan ee uu cadowgu adeegsanayo, waxa la tuhunsanyay dad siyaasiin ah oo culusi inay nidaamkan is dhexyaaca ah ay fududeeyeen nimankaasi waa laba wejiileyaal soo bixi doona macal cune muuqandoone ee waa in lagu soo jeestaa cadowga gudaha yimi.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.