Diyaaradaha rakaabka ee adeegsan jiray  ama dul mari jiray hawada Somaliland ayaa si toos ah u qaatay amarkii ka soo baxay dhawaan xukuumadda Somaliland  ee ahaa in aan shirkadaha diyaaraaha ee dulmara hawada Somaliland ayn adeegsan karin hawadoodw iyada oo aan la soo ogaysiinin.

Xiligani xukuumadda ka arimisa qaybo ka mid ah magaaladda Muqdisho ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh ayaa ku wayday lacag malaayiin ðoollar ah oo ay ka qaaan jirtay hawda Somaliland taasi oo hada lagu wado in ay xukuumadda ay hawadeeda la wareegtay isla markaasina ay maamulan doonto.