Xaaska Marxuum C/naasir Dahable oo si arxan darro ah loogu dilay gurigiisa oo ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa sheegtay in Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya.

Ahmed Mallin ayaa ka dambeeyay dilka ninkeeda. Sida ay sheegtay Dr. Sucaad, Cabdinaasir waxa uu la kulmayay hanjabaado dil ah Axmed moallinh
ka hor inta aan la dilin. Waxay ka codsatay mas’uuliyiinta inay baari karaan taleefanka Cabdinaasir, maadaama uu ku jiro hanjabaado badan oo loo geystay.

Cabdinaasir waxa uu ahaa khabiir dhinaca duulista ah, waxa uu ka shaqayn jiray Hay’adda Duulista Hawada ee Soomaaliya

Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya Ahmed Macalin ayaa haysta dhalashada dalka Ingriis waxana uu deganaan jiray walina ay qoyskiisu deganyihiin Waqooyiga London