Dowladda Qatar ayaa bilowday inay meesha ka saarto garoonka 974 , kaa oo ka mid ah garoomada dalkaas ee lagu cayaaray Koobka Adduunka 2022-ka.
Qatar ayaa ku bixisay dhismaha garoonka 717 milyan oo doollar , waxaana uu marti-geliyay toddoba kulan oo Koobka Adduunka ah.
Garoonka ayaa laga sameeyay kunteenaro. Qatar ayaa
sheegtay in haddii ay jirto magaalo ama dal u baahan garoonkan la fur furay la siin doono.
May be an image of outdoors