“Waxa uu madaxweynaha Somaliland ugu baaqayaa in uu sida ugu dhakhsaha badan u qabto Doorashada Madaxtooyada si xal looga gaadho khilaafka Siyaasadeed ee curyaamiyey Siyaasada,Dhaqaalaha iyo Wadajirka shacabka Reer Somaliland…” Faysal Cali Waraabe
May be an image of 1 person and standing