Wasaaradda Hawlaha Guud ee JSL waxay Copy-garaysay Xeer Nidaamiyaha Dhismayaasha (Rwanda Building Control and Regulations) April 2009, Xatooyo Qaran !
Intaanad gudaha gelin eeg Link-ga labada Buug la deg.
Somaliland April 2022
Rwanda April 2009
* part one : Prelimanary ( Hordhac)
* part two : Adminstration ( Maamulka)
* part three: Desing ( Nashaqada )
* part four : Construction ( Dhismaha)
* part five : Occupancy ( Nadaafadda)
Talo soo jeedin
1. In xeerkan lasoo copy gareeyay dib loogu laabto qaybna ay ku yeeshaan Dawlada Hoose diyaarinta maadama danyeeyayasha u weyni iyaganyihiin ( Biggest stakeholder)
2. In Xeerkan maamul daadjin Dawlada Hoose gaadha loo sameeyo maadama Dawlada Hoose Dagmooyin maamuli kara mashaaricda dhismaysha Dagmooyinka kasocota haysato , magaran karno sida ay waaxaha Wasaradda Hawlaha guud u maamuli karaan dhismayaasha Degmoyinka kasocda .
3. Xeerkan hadii sidaa lagu ansixiyo waxa ka dhalan doono caqabad waqti qofkasta oo guri dhisanyaana sugi doono ” Application kiisa in la insixiyo “
4. Ansixinta Xeerkan waxa ka horaysa dib u eegida Shirkadaha dhismaha certificates ka iska wada sita awood ahaan iyo Shaqale ahaana xirfadeedi lahayn mashaaricda dhismaha dalka , iyaga in la monitor gareeyo inta wasaaradu scope keeda ku baladhin lahayd masharicda dhismayaashan monitor garaynaynaaya.