Dhammaanteen waa aynnu guulaysannay, Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa guulaystay, Madaxweyne Biixi ayaa guulaystay oo shaqadiisii ballaadhnayd ee doorashada iyo waajibkiisii dastuuriga ahaa si qurux iyo wanaag ku jiro u gutay.

Ma jirto annaga iyo idinka, ee maanta hadalkeennu waa ‘Innaga’ waa muwaadiniinta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo midaysan.

Somaliland ha guuleysato