Magaalada Laascaanood ayaa lagu soo dhaweeyay Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale oo kamid ah isimada dhaqanka ee gobolka Sool.