Garoowe: Ciidamo ka gadoodsan mushahar la’aan oo ay ku jiraan kuwa Madaxtooyada ayey saaka u xidhan tahay waddada gasha wasaaradaha iyo madaxtooyada; iyaga dib u celinaya mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha u socda.