Golaha Wakiillada oo Dastuur Jabin ku Eedeeyay Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa(Qaran news)-Golaha Wakiilllada Somaliland ayaa Dastuur jabin ku tilmaamay warqaddii madaxweyne Biixi, dib ugu soo celiyay xeerarka Doorashooyinka Golaha Guurtida Somaliland.