Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa Guddi u magacaabay xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.